Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub iyo shaqadooda oo la shaaciyay

Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay guddi ka kooban 13-xubnood oo loogu tala galay in mudo 90-cisho gudaheed ah in ay kusoo dhisaan gollaha deegaanka … Continue reading Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub iyo shaqadooda oo la shaaciyay